Waa macalin soo maaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka
Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo
Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaligaa
Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin
machad imamushaafici online waa machad online ah oo aad ka baran karto Quraaanka kariimka iyo higaad sidoo kale waxaad ka baran kareysaa
adkaarta iyo tafsiirka axaadiista nebiga scw .hooyo iyo aabo bara caruurtiina Quraanka kariimka idinkuna barta .machadku wuxuu qaaadanayaa fasalo cusub oo isugu jira bilow iyo dhameystir intaba hadab is qoristu wey socotaa horay ugaar .
Dhamaan umada soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheeda waxaa loogu bishaaraynayaa in machadka daarutaxfiid diyaar kula yahay waxbarasho tayo leh iyo macalimiin khibrad sareuleh baridda iyo ku barbaarinta
ubadka diiinta islaamka sidoo kale waxaa la siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah machadku waxa uu ugu talo galay dadka qurba jooga ah inay ku bartaan diinta islaamka iyaga oo jooga guryahooda iyadoo la adeegsanayo skype-ka waa macalin iyo arday hadaba wixii faahfaahin ah call free tel:+252634364251